Muqdisho (KAAB TV) Qaar kamid ah shacabka muqdisho oo ka falceliyay hanjabaado maalmihii lasoo dhaafay ay baraha bulshada isu marinaayeen wasiiro katirsan xukuumadda Dan Qaran, iyo madaxda mucaaradka.
Sidoo kale, shacabka ayaa ka aragti dhiibtay hadal kasoo yeeray wasiirka caddaalada Xasan Macalin, oo si bareer ah u sheegay in shacabka aysan xukuumadda Dan Qaran ku laheyn caafimaad, waxbarasho iyo nolo.

