SO | EN

SO | EN

Xassan Shiikh oo Maalmaha soo socda u baxaya safar dibeda ah

|

MUQDISHO (KAAb TV) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu dhawaan u safro dalka Uganda

Waxaa uu halkaas 7 ilaa 8 October ugu qaybgali doonaa shirka maalgashiga ganacsada Soomaaliya iyo Kuwa Uganda.

Heshiisyo Is-afgarad ah ayay gali doonaan ganacsatada laba wadan kaas oo Soomaalida u ogolaanaya in ay ganacsigooda gaarsiiyaan Uganda, halka ganacsata Uganda fursad loo siinayo in ay maalgashadaan Soomaaliya.

Shirkaan ayaa muhiimadiisu tahay kor u qaadida ganacsiga laba wadan. Ganacsata Soomaaliya ayaa horay u gaaray dalalka Kenya, Uganda, South Suudaan iyo dalal kale balse waxa ay ku kulmaan sharciyo adag oo lagu soo rogo ajaanibta taas hada Dowladu doonayso in ay fududayso lana raaco sharciga EAC.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News