SO | EN

SO | EN

Ciyaaryahan ka mid ah xulka kubbada cagta Soomaaliya oo ku haray tijaabada caafimaadka

|

Muqdisho (Kaab TV) – Mid kamid ah ciyaariyahanada xulka kubbada cagta Soomaaliya ayaa lashaaciyay in laga reebay gabi,ahaanba tartanka kubada cagta ee U17, kaasi oo maanta kabilaaban doonaa magaalada Algeris, ee dalka Algeria.

Ciyaaryahankan oo lagu magacaabo Cabdixaafid ayaa laga sheegay in laga tartanka kadib markii lamarsiiyay baaritaanka MRI-ga oo lagu ogaanaayo da’da uu qofka uu jiro, kaas oo uu soo saaray in Cabdixaafid uu kaween yahay 17-sano.

Bayaan kooban o uu soo saaray xiriirrka kubada cagta Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay arrintaan oo lagu sheegay in nasiib daro ay tahy Ciyaar-yahan kamid ah Xulka 17-sano jirada midka ugu wanaagsan in laga reebo tartanka.

Xiriirka kubada cagta Soomaaliya ayaa dalbaday MRI-ga lasaaray ciyaaryahan Cabdixaafid wixii kasoo baxana waxan lawadaagi doona bulshada Soomaaliyeed ayaa lagu war-qoraal ah oo kasoobaxay Xiriirka kubada cagta Soomaaliya.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News