MUQDISHO (Kaab TV) – Xildhibaan Saadaq Cabdullaahi ayaa ku eedeeyay Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Madoobe, inuu aflagaado u geystay mudanayaasha baarlamaanka.
Buuq ayaan maanta hareeyay kulanka golaha xilli uu Aadan Madoobe diiday in ajendaha lagu soo daro arrinta xildhibaan Cabdullaahi Abiib.