SO | EN

SO | EN

Xildhibaan Saadaq oo sheegay dalka in uu wajahayo xaalad amni oo aad u liidata.

|

Muqdisho (KAAB TV) – Qaar kamid ah xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shir jiraa’iid oo ay maanta ku qabteen muqdisho ku cambaareeyay xarig sharci daro ah oo loogeystay wariyeyaal katirsan SMS TV.

Sidoo kale, xildhibaannadan ayaa sheegay in haddii lasiideynin wariyeyaashaas ay xaalada sidaan iska badali doonto, islamarkaan ayaa sii socon doonaan bannaanbaxyadii ay shacabka dhigayeen.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News