SO | EN

SO | EN

Xildhibaan Xasan Cabdinuur: “Aniga iyo MW Laftagareen arinta xisbiga cusub oo uu ku biiray waan ku kala aragti duwanahay”

|

Muqdisho (KAAB TV) – Xildhibaan Xasan Cabdinuur oo kamid ah xildhibaannada golaha shacabka ayaa sheegay in isaga madaxweyne Laftagareen ay ku kala aragti duwanyihiin xisbiga cusub ee uu ku biiray, balse aysan saameyn ku yeelan doonin saaxibtinimadooda siyaasadeed.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News