Laascaanood (KAAB TV) – Xidhibaannada maamulka ku meel gaarka ah ee SSC-Khaatumo oo maanta yeeshay kulan koodi caadiga ahaa kaas oo looga dooday sidii SSC-Khaatumo loogu sameyn lahaa Dastuur ay yeeshaan bulshada reer SSC-Khaatumo.
Sidoo kale, khaar kamid ah xildhibaannada maamulka SSC-Khaatumoa ayaa diiday soo jeedintii golaha wasiirada maamulkaasi.