SO | EN

SO | EN

Xisbiga madaxweyne Xasan Sheekh ee UPD oo ka shiray qaabka doorashada qof iyo codka u dheceyso.

|

Muqdisho (KAAB TV) – Xisbiga madaxweyne Xasan Sheekh ee UPD oo shir ku yeeshay ayaa waxaa kasoo qeyb galay dhamaan siyaasiyiinka xubnaha ka ah Xisbiga, oo intooda badan xilal kahaya dowladda haatan dalka hoggaamiso.

Sidoo kale, shirka Xisbiga UPD ayaa kuqotamay xaalada guud ee dalka gaar ahaan arrimaha doorashooyinka oo muranka badan uu ka taaganayahy sidii dalka doorasho qof iyo cod ah ay uga dhici laheyd xiligaan dalka, maadaama dowladda madaxweyne Xasan Sheekh ay dooneyso in dalka ka qabato doorasho qof iyo cod ah, halka siyaasiyiinta mucaaradka ah ay diidanyihiin hannaanka ay dowladdu rabto in ay waxa udhacaan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News