SO | EN

SO | EN

Yaa ka dacwooday Mukhtaar Roobow

|

MUQDISHO (Kaab TV) – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu helay dacwado badan oo kaga imaanaya dad eedeyn ujeedinaya Mukhtaar Roobow oo ah wasiirka diinta, iyo aas-aasihii hore ee Al-Shabaab.

“Wasiir Roobow dacwadiisa waa badnayd hebel iyo hebel ayuu u dhiibtay Wasaarada qeylo badan ayaa isoo gaartay, haddii ay wax dhumaan ama laxado asagaa ka masuula,” Madaxaweyne Xasan Sheekh.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News