SO | EN

SO | EN

LIISKA Musharaxiinta madaxtinimada Puntland 2024

|

GAROWE (KAAB TV) – Guddiga Doorashada Madaxtinimada Dowladda Puntland ee Golaha Wakiiladda ayaa shaaciyay magacyada musharraxiinta ku tartameysa jagada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee Puntland.

Doorashada ayaa dhacaysa maalinta Isniinta berito oo ku beegan 8 January 2024.

Musharaxiinta madaxweynaha Puntland ee 2024 – 2029:

  1. Guuleed Saalax Barre
  2. Axmed Ciise Cawad
  3. Adam Sheekhdoon Cali
  4. Xasan Shire Cabdi
  5. Axmed Siciid Aw-Nuur
  6. Asad Cismaan Cabdullaahi
  7. Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed (Faroole)
  8. Mursal Aadan Sheekhdoon
  9. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas
  10. Abshir Jaamac Cumar Huruuse
  11. Siciid Cabdullaahi Deni

    Musharaxiinta madaxweynaha Puntland ee 2024 – 2029:

    1. Cali Cumar Caarshe
    2. Maxamuud Axmed Xasan
    3. Cabdifataax Maxamuud Xaaji Cumar Camey
    4. Faarax Cabdi Dalac
    5. Jaamac Cabdullaahi Maxamed Caydiid
    6. Jaamac Faarax Xasan
    7. Daahir Maxamuud Muuse
    8. Ilyaas Cusmaan Lugatoor
    9. Faarax Cawad Jaamac
    10. Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed Dhoore
    11. Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News