SO | EN

SO | EN

AL SISI: Hadday Somalia noo yeerto diyaar ayaan nahay!

|

QAAHIRA (KAAB TV) – Madaxweynaha Masar, Cabdilfataax Al-Sisi ayaa sheegay inaan la ogolaan karin in amniga Soomaaliya la khatargeliyo, wuxuuna sheegay in Masar ay diyaar u tahay inay garab istaagto Soomaaliya.

“Masar waxay ku taagan tahay go’aankeeda adag oo ay ku ilaalinayso amniga Soomaaliya. Lama ogolaan doono cid dibadda ka ah oo khatar ku ah shacabka Soomaaliyeed ama ammaankooda wax u dhimaysa, waxaan si hagar la’aan ah u garab taagannahay walaalaheen, haddii ay noo yeeraana kama baaqan doono inaan qaadno tallaabo,” Madaxweynaha Masar, Cabdilfataax Al-Sisi oo shir jaraa’id la qabtay Xasan Sheekh Maxamuud.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News