SO | EN

SO | EN

Hooyadda dhashay Guddoomiyihii Ciyaaraha degmada Waaberi Mahad Maxamuud Axmed oo laamaha ammniga caddaalad kadal batay

|

MUQDISHO(KAAB TV) – Askari katirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay gurigiisa oo kuyaalla degmada Waabari ee gobolka Banaadir ku weeraray kuna dhaawacay guddoomiyihii ciyaaraha degmadaasi Mahad Maxamuud Axmed (Injey).

Sida aan wararka ku helnay askariga ayaa xabbad ku dhuftay guddoomiyaha xilli uu afur isku diyaarinayay xalay, waxaana dhaawac culus oo soo gaaray guddoomiyaha loola cararay isbitaal ,halkaas uu saakay ku geeriyooday sida eheladiisa sheegeen.

Akariga dilka geestay ayaa la sheegay in uu ka carrooday in boos VIP ah oo katirsanaa garoonka xarunta degmada Waabari shalay galab laga kiciyay, waxaana la sheegay in guddoomiyaha iyo askariga oon labisneen ay garoonka ku murmeen.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News