MUQDISHO (KAAB TV) – Bulshadda kudhaqan magalaada Muqdisho oo si weyn uga falceliyay isku shaandheynta lagu sameeyay golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Sidoo kale, bulshadda reer Muqdisho ayaa si weyn usoo dhoweysay isku shaandheyntan iyo magcaaabistan lagu sameeyay golaha Wasiiradda Soomaaliya.
Dhanka kale, waxa ay dowladda ugu baaqeen in shacabka Soomaaliyeed iyo dalkaba si daacad ah loogu shaqeeyo masuul kastana shaqadii loo idmaday uu si saxan uga soo boxo.