BAYDHABO (KAAB TV) – Xildhibaan Axmed Bashiir Axmed oo ah Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyay Kaab TV kaga hadlay dadaallada dowlad goboleedyada ee la dagaalanka argagixisada, xoojinta dhalinyarada iyo amniga #Baydhabo.
Copyright © 2024 Kaab TV – All Rights Reserved.