SO | EN

SO | EN

Warbixin: Dhallinyar uu hoggaaminaayo Maxamad Qaasim oo layimid hal abuur ku cusub magaalada Garoowe iyo guud ahaan Puntland

|

Garoowe (KAAB TV) – Iyadoo sanad walbo ay jaamacado ka baxaan ku dhowaad 9,000 (sagaal kun) oo arday ayaan haddane helin shaqooyin sababo laxiriira dhibaatooyinka kajira gudaha Soomaaliya.

iyadoo laga duulaayo shaqo la’aanta kajirta dalka oo dhan haddane dhallinyarada Soomaaliyeed kama aysan reebin in ay sameystaan xirfado ay ku shaqeystaan.

Maxamed Qaasim wuxuu kamid yahay dhallinyarada kunool magaalada Garoowe ee Caasimada maamulka Puntland, isagoo oo hormuud unoqday in uu hirgaliyo (Adeeg Multi Service) oo ah adeeg ay ku mideysan yihiin adeegyo kala duwan.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News