SO | EN

SO | EN

Guddiga doorashada: Waxaa socda tirinta codadka, natiijada anaga sheegi doona

|

HARGEYSA (Kaab TV) – Guddoomiyaha guddiga doorashada Somaliland Muuse Xasan ayaa sheegay goorta la filan karo natiijada codeynta Somaliland, wuxuuna ka digay wararka baraha bulshada ee natiijo hordhac oo aan rasmi ahayn lagu faafinayo.

Wuxuu sheegay in kaliya guddiga doorashada uu yahay kan soo saari doona natiijada rasmiga ee doorashada.

Waxaa bilawday tirinta codadka doorashadii dhacday Arbacadii shalay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News