Muqdisho (KAAB TV) – Shacabka magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay xiisadda udhexeyso Jubbaland iyo dowladda federaalka.
Sidoo kale, bulshada caasimada Muqdisho ayaa dowladda ku cambaareeyay, in ciidamo ku kala daabuleyso Gedo iyo Raaskambooni.