KISMAAYO (Baraarug) – Nidaamka awood-qeybsiga ee 4.5 wuxuu caqabad weyn ku yahay dhalinyarada Soomaaliyeed ee shaqo-doonka ah. Wasiir walba wuxuu wasaaraddiisa shaqooyin ka siiyaa xigtadiisa. Inta badan shirkadaha gaarka ahna waa sidan oo kale.
Haddaba, sidee ayey dhalinyaradu u heli karaan fursado siman oo lagu qiimeeyo qofka aqoonta iyo xirfadda?