MUQDISHO (Baraarug) – Caqabadaha taagan ee ay wajahayaan dhallinyarada waxaa ka mid ah in lagu xujeeyo shuruudaha khibradda, iyadoo shaqooyinkii la heli karay ay qaateen dad aan u qalmin.
Waxaa arrintaas sharaxaya Qaasim Cabdullaahi Maxamed oo ka mid ah dhallinyarada ku nool Muqdisho ee haddana shaqo la’aanta ah.