MUQDISHO (Baraarug) – Helista hoggaamiye wanaagsan waa dood markasta ka dhex taagan qeybaha bulshada Soomaalida.
Waxaa jira aragtiyo kala duwan oo ay dadka ka qabaan qofka ay u arkaan hoggaamiye fiican.
Haddaba waa kuwan saddex ka mid ah qeybaha bulshada oo kala ah haweeney ku nool xeryaha barakacayaasha, hoggaamiye dhallinyarada iyo nin aan shaqo heyn oo ku nool Shabeellaha Hoose.