Garoowe (KAAB T) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ugu tagey askartii kusoo dhaawacantay buuraha Calmiskaad halkaas oo uu dagaal xooggan uu ku dhexmaraayo ciidanka Puntland iyo kooxaha Daacisho.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.