Laascaanood (KAAB TV) – Shacabka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa taageero umuujiyay ciidanka Puntland ee dagaalka kula jiro kooxda Daacish, halkaas oo laga xureeyay deegaano badan oo ay kaga sugnaayeen buuraha gobolka Bari.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.