SO | EN

SO | EN

Duqeymo culus oo caawa ka dhacay Puntland iyo faahfaahin laga soo saaray khasaaraha

|

Calmiskaad (KAABTV) Duqeyn lagu dilay 25 Xubnood oo ka tirsan Argagixisada Daacish ayaa caawa mar kale ka dhacday buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, gaar ahaan deegaanka Miraale.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News