SO | EN

SO | EN

Laftagareen oo tacsi udiray ehelka iyo qaraabada askartii maanta ku dhimatay Xudur

|

Beydhabo (KAAB TV) – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray Ehelka iyo qaraabadii ay ka bexeen  geerida ku timid halyeeyadii maanta ku Shahiiday Duleedka Degmada Xudur.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News