Ramadan Mubarak! Ku soo dhowaada @BaraarugSom
Baraarug Podcast xalqadda 8aad waxay ku saabsan tahay u doodista xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya, iyada oo diiradda la saarayo arrimaha la xiriira xuquuqda nolosha, xorriyadda hadalka, sinnaanta, iyo cadaaladda.
Martida barnaamijka waa Abdalle Mumin oo ah Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS).
Waxa kale oo aan ku jiray codadka haweenka iyo dhalinyarada Muqdisho iyo Garoowe, iyo sidoo kale kuwa nagala soo xiriiray baraha bulshada.
Heesta nasashada waa muusikada la jecel yahay ee Ramadaanka, ‘Seynii Nabi’. 🎙️🎙▶ Dhageyso oo nala wadaag fikirkaaga!