Kismaayo (KAAB TV) – Golaha wasiiradda maamulka Jubbaland ayaa madaxweynaha maamulkaas u qabtay muddo 90 cisho in uu kusoo dhiso golihiisa wasiiradda cusub ee maamulka Jubbaland.
Sidoo kale, Axmed Madoobe ayaa laga filayaa in mudadaas uu kusoo dhiso golaha wasiiradda maamulka Jubbaland, iyaado lafilaayo in aysan wax badan iska badali doonin kuwa hadda jooga.