Sanaag (KAAB TV) – Laba beelood oo walaallo ah oo ka wada tirsan Beelweynta Warsangeli ayaa dagaal ku dhex marayaa Dooxada Dureera inta u dhaxaysa deegaanka Damala-xagare iyo Dawaco ee Gobolka Sanaag.
Dagaal beeleed lagu hoobtay oo ka socda gobolka sanaag.
Sidoo kale, dadka deegaanku ayaa sheegay in dagaalkani uu salka ku haayo ismaandhaaf dhul-daaqsimeedka Dureera waxaana ka dhashay qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.