SO | EN

SO | EN

Maxay diinta Islaamka ka tiri xuquuqda dadka iyo caddaalad falidda?

|

MUQDISHO (Baraarug) – Soomaalida waa dad Muslimiin. Islaamkuna wuxuu marwalba ilaliyaa xuquuqda guud ee qof kasta, waxayna diintu fareysaa caddaalad, nad ku wada noolaasho iyo is ixtiraam.

Haddaba, dhageyso Sheekh Aadan Macallin oo Baraarug ay weydiisay inuu sharraxo muhimmadda ay leedahay dhowrista xuquuqda muwaadiniinta. 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News