SO | EN

SO | EN

Wadatashiga Baarlamaanka Puntland iyo Bulshada Rayidka oo ka dhacay Garowe

|

GAROWE (Kaab TV) – Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa billaabay wada tashi uu la yeelanaayo qeybaha Bulshada Rayidka iyadoo bulshada rayidku ay su’aalo kala duwan weydiineyso wakiillada.

Kulankan oo ka furmay magaalada Garowe, ayay Kaab TV idiin soo gudbineysaa qeybta koowaad.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News