Garoowe (KAAB TV – Mid kamid ah maxaabiistii Puntland ay gacanta Somaliland ku jiray oo maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe oo wareysi siiyay Kaabtv ayaa ka hadlay xaladii nololeed ee uu ku wajahaayay xabsiga magaalada Hargeysa.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.