SO | EN

SO | EN

Madaxweynaha Puntland ayaa furay kal fadhiga 56aad ee baarlamaanka Puntland

|

Garoowe (KAAB TV) – Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dib ufuray kal fadhiga 56aad ee baarlamaanka Puntland, isagoona halkaas ka jeediyay khudbado dhinacyo badan taabanayay oo uu ugu hadlay guud ahaanba xaalada siyaasadeed ee dalka, isagoona dhinaca kale soo dhaweeyay madasha samatabixinta ee dhowaan muqdisho looga dhawaaqay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News