Muqdiosho (KAAB TV) – Shacabka Muqdisho oo ka hadlay sida ay u arkaan in ay baaqato gogoshii uu ku dhawaaqay madaxweyne Xasan Sheekh, ee loo madalsanaa in ay maanta furanto, shacabka ayaana dowladda iyo madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay in aysan marna macquul eheen in dalkaan lagu maamulo siyaasad ku dhisan loojoojin maayo.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.