Muqdisho (KAAB TV) – Khaar kamid ah ardeydii uu usoo dhammaadaya maanta imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee dugsiga oo maanta isugu soo baxay barxada weyn ee Daljirka Daahsoon, halkaas oo ay ku dabaadagayeen, iyagoo ay ka muuqato farxad iyo reyn reyn.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

