SO | EN

SO | EN

Isimada Dhaqanka Gobolka Sanaag oo dalbaday in la joojiyo dagaalka Dhahar

|

GAROWE (Kaab TV) – Isamada dhaqanka gobolka Sanaag ayaa cod dheer ku sheegay in la joojiyo dagaalka magaalada Dhahar ee u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kuwa deegaanka.

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay iska horimaadkaas oo ka dhacay duleedka magaalada Dhahar. Afar ka mid ah dadka dhintay ayaa la sheegay inay ahaayeen ciidamada ammaanka Puntland, halka qofka shanaad uu ka tirsanaa maleeshiyaadkii la dagaallamay.
Dowladda Puntland ayaa si adag u cambaareysay dagaalkii shalay ka dhacay degmada Dhahar ee gobolka Sanaag, kaasoo u dhexeeyay ciidamada ammaanka Puntland iyo maleeshiyaad deegaanka ah.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News