Madaxweyne Xasan Shiikh oo maareeye cusub u magacaabay Dekadda Muqdisho

|

Muqdisho (KAAB TV) –Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Maareeyaha Dekadda Muqdisho u magacaabay Danjire Maxamed Ameeriko.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa xilka looga qaaday Maareeyihii hore Axmed Washington.

Hoos ka akhriso Wareegtada

May be an image of ticket stub and text

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News