Muqdisho (KAAB TV) – Dooda Ardaa ee kaabtv oo bishan looga hadlay mowduuc muhiim ah oo ku saabsan sidee mustaqbalka caruurta uu u sameyn karaa social media-aha, kaas oo ay marti ku ahayeen guddoomiyaha midowga qoraayaasha Soomaaliyeed, Xasan Qaraab iyo Qadar Daahir Maxamed, oo ah udhaq-dhaqaaqe bulsho, kala soco dhowaan shaashada kaabtv iyadoo dhameystiran.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

