Garoonka diyaaradaha Boosaaso oo noqday meelaha laga weeraro suudaan

|

Muqdisho (KAAB TV) -Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya waxaa dhawaan booqday Taliyaha Sirdoonka Dalka Suudaan Axmed Mufaddal waxaana uu la kulmay madaxweyna soomaaliya xasan sheikh maxamuud iyo Taliyaha Sirdoonka soomaaliya ilo lagu kalsoon karo ayaa sheegaya in Taliyaha Sirdoonka Dalka Suudaan uu kala hadaly madaxda ugu sareysa soomaaliya in garoonka diyaaradaha magaalada boosaaso wadankiisa laga duminayo taas uu sheegay in dhibaato ay ku tahay dadka kunool wadan suudan.

Waxaa uu keenay warqad taas oo lagu sheegay in ay aheed mid oo ugu cabanaayay in laga duminaayo soomaaliya wadanka suudaan oo niman calooshood u shaqeystitaal ah oo ka yimid Kolombiya Laga dejiyo garoonka magaalada boosaaso.

Hadaba intee ku taalaa suudaan:Jamhuuriyada Suudaan ee Carabta waxa la bedely magaicii hore ee suudaan kadib markii Koonfur Suudaan ay ka goday waqoogiyiga Suudaan, wadankani waxa uu ku yaalaa Woqooyiga Afrika. Waxaa soo gumeestay gumeestihii ingriiska. Wadanka Suudaan mar waxa uu ahaa wadanka ugu ween afrika, waxoona xuduud la leyahay wadamada Masar, Libiya, Tchad, Itoobiya, Eratareya. Wadanka Suudaan waxoo kala go’ay taariikhda marka ee ahayd 9 Luuliyo 2011. Suudaan waxee markeeda hore xornimo ka heshay gumeestihii ingriiska sanadka marka oo ahaa 1956dii, isla markaas neh wadanka waxoo ku biiray QM,waxaana xukumada qaaday xukumad militari ah oo markaa rabtay in ee wadanka ku xukunto diinta islaamka. Sanadka marka oo ahaa 1972dii ilaa 1982 Suudaan waxaa ka socday dagaalka aduunka ugu foosha xun oona ugu dheer qaarada Afrika. Dagaalkaas waxoo u dhaxeeyay waqooyiga Suudaan, oo ah meesha ee caasimada ku taalo, oona ah meesha ugu badan muslimiinta iyo Koonfurta suudaan oo ah meesha karishtaanka ugu badan oona leh saliid. Wabada qeebood waxee hishiis rasmi ah kala gaareen, taariikhda markii ay aheyd 9ka Janaayo 2005.

Kolombiya (República de Colombia) Waa jamhuuriyad kutaala, Ameerikada koonfureed. Dahnka waqooyi waxay xuduud kala wadaagtaa, Badda Karabiya. Dhanka bari waxa kaga aadan wadamada Fanansuwela iyo Barasiil dhanka koonfureedna waxa kaga beegan wadamada Peru iyo Ikwadoor galbeedkana Banama iyo Badweynta Baasifik. Caasimad waxa u ah Bogota. wadanka lasoo gelinaayo taas oo dhibaato u keentay wadanka suudaan.

Dowlada soomaaliya awood kumalaha Somaliland Puntland iyo Jubaland taasoo keentay in dowlada soomaaliya ay ka hadliweyso wixii ka soo baxay kulankii u dhaxeeyay madaxda soomaalida iyo Taliyaha Sirdoonka Dalka Suudaan oo u keenay warqad cabsha ah ku saabsan  dhibaatada ay ku qabaan dadka calooshhod u shaqeysataalka ah ee laga dejio garoonka diyaaradaha magaalada boosaaso.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News