Haweenka Soomaaliyeed oo niyad jab ka muujinaya xaaladda siyaasadeed ee dalka

|

GAROWE (Baraarug) – Iyada dhacdooyinkii u danbeeyay ee ka dhacay Muqdisho ay abuureen jawi cabsi leh, ayaa dhanka kale haweenka Soomaaliyeed waxay muujinayaan walaac iyo niyad jab ay ka qaadeen xaaladda aan ka soo reyneynin ee dalka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News