Tartanka Warbaahinta Dhallinyarada Baraarug

|

Tartanka Warbaahinta Dhallinyarada Baraarug. Haddii aad tahay qof dhalinyaro ah oo hal-abuur iyo fikrad leh, ka qeyb gal tartankan, adiga oo soo diraya muuqaal kooban oo u dhexeeya 2 ilaa 3 daqiiqo, kana hadlaya mid ka mid ah mowduucyadan:

𝟏. 𝐀𝐡𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐱𝐨𝐫𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝟐. 𝐊𝐨𝐫 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐜𝐨𝐝𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐰𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚

𝟑. 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱-𝐛𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐢𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 Kuna soo dir muuqalkaaga:

Email: baraarug@sjsyndicate.org

WhatsApp: 0619 281015

Telegram: +252 61 9281015

𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚 𝟑-𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟔.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News