Baraarug podcast: helitaanka sharciyo difaaca haweenka

|

Ku soo dhowaada qeybta 37aad ee Baraarug Podcast.

Barnaamijkan ayaa ka hadlaya tacaddiyada soo badanaya ee lagu haayo haweenka, waxaana barnaamijka uu diiradda saarayaa muhimadda ay leedahay helitaanka sharciyo lagu difaaco haweenka, si loo dhameeyo tacadiyada ay haweenka la kulmaan gudaha Soomaaliya.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News