Caqabadaha hortaagan in Soomaaliya ay yeelato hannaan doorasho oo lagu heshiiyay

|

Maxay yihiin caqabadaha hortaagan in Soomaaliya ay yeelato hannaan doorasho oo ay dhammaan dhinacyadu ku heshiiyaan?

Waa su’aasha udub-dhexaadka u ahayd qodobadii lagu falanqeeyay Madasha Baraarug Listening Forum ee 9-aad, oo dhowaan ka dhacday magaalada Muqdisho. Madashan waxaa lagu gorfeeyay caqabadaha hortaagan hirgelinta doorasho loo dhan yahay, doorka saamileyda siyaasadda, iyo waddooyinka lagu gaari karo is-afgarad qaran.

Daawasho wacan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News