Ciidanka marka ay dagaal galayaan in loo sheego meesha dagaalka lagu wajahan yahay ma aha arrin sahlan, waana sir ciidan oo muhiim ah.
Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow, oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in ciidanka marka uu dagaal galayo loo sheego meesha lagu dagaallami doono. Arrintaasi waa nasiib-darro aad u weyn.

