Shirka Beesha Xawaadle Oo qodobo hordhac Xasaasi ah laga soo saaray.

|

Shir ay yeesheen beesha Xawaadle

Shirkaasi waxaa shir guddoominayay Ugaaska beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf.

Odayaasha dhaqanka iyo dhallinyarada ayaa isla gaaray go’aanno, kuwaas oo ay ka mid yihiin in la qoro ciidan gaaraya ku dhowaad 15,000 oo askari.

Ciidankaasi waxaa loogu talagalay inay xasiliyaan qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Hiiraan.

Daawo muuqalkaa .

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News