Xildhibaan ka hadlay siyaasadda qaran iyo heshiis difaac
Xildhibaan ka soo jeeda Puntland ayaa sheeg tay in marka hore la isku waafaqo siyaasadda qaran, ka hor inta aan la sameyn heshiis difaac.
Xildhibaanka ayaa yiri:
Marka hore waa inaan ka heshiinnaa siyaasadda qaran si aan u sameysanno heshiis difaac.
Daawo muuqaalka.

