Xildhibaan Faadumo Faarax oo ka hadashay burcad-badeednimada
Xildhibaan Faadumo ayaa sheegtay in haddii la doonayo in la ciribtiro burcad-badeednimada, ay muhiim tahay in wax laga qabto sababaha ay ka dhalatay.
Waxay tilmaantay in dhul-boobka ka jira Muqdisho uu yahay arrin u baahan in wax laga qabto, iyadoo ku baaqday in xal loo raadiyo dhibaatooyinka bulshada iyo kuwa dhulka ee caasimadda.

