Home Authors Posts by Kaab TV News

Kaab TV News

Kaab TV News
5534 POSTS 0 COMMENTS
Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay gobolka Galgaduud

Dagaal beele...

0
Waxaa maalintii afaraad xiran inta badan Dukaamada ganacsiga Soomaalidu ku leeyihiin deegaanada kala ah Philippi, Nyanga iyo Khayelitsha oo dhamaantood ka tirsan magaala Xeebeedka Cape town ee dalka Koonfur Afrika. Xiranaashaha goobaha ganacsiga ee deegaanadan ayaa la xiriirta weeraro isdaba joog ah oo ay Burcada hubaysan ee u dhalatay dalkaas ku qaadeen maalmaahii u dambeeyay goobaha ganacsiga Soomaalida ku leeyihiin sadaxdan deegaan ee Philippi, Nyanga iyo Khayelitsha. Deegaanadaan waxaa lagu dilay 48 saac gudahood ilaa sadax muwaadin oo Soomaali ah, waxaana sidoo kale lagu dhaawacay laba muwaadin oo kale, ma jirto cid loo soo qabtay dilalka iyo dhaawaca loo geystay muwaadiniinta Soomaaliyeed. Meydadka sadaxda muwaadin ee lagu kala dilay deegaanada Philippi, Nyanga iyo Khayelitsha ayaa Shalay galinkii dambe lagu aasay khabuuraha Muslimiinta ee magaalada Mowbray ee Magaalada Cape town ee dalka Koonfur Afrika. Xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Cape town ayaa saraakiisha Booliiska dalkasd kala hadlay wax ka qabsashada weerarada burcada hubeeysan ay ku hayaan goobaha ganacsiga. Dhacdooyinkan naxdinta leh ee lasoo darsay Soomaalida ganacsiyada ku leh deegaanada isku raranka ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa kusoo aadaya, iyadoo ay filayeen iney heli doonaan amni iyo nolal ka wanaagsan midii ay dalkooda kaga soo carareen.

Qaar ka mid ...

0
Muqdisho: Nin Xaaskiisa Ku Dilay Toorey oo Lagu Qabtay Garasbaaley

Muqdisho: Ni...

0
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo dhigiisa Talyaaniga kala hadlay maalgelinta howlgalka cusub ee AUSSOM

Wasiirka Gaa...

0
Xayiraadda Dhoofinta Lo’da ee Australia iyo Qalalaasaha Suudaan oo Fursad Dahabi ah u Noqday Soomaaliya

Xayiraadda D...

0
Madaxweynaha Puntland oo saxiixay sharciga la dagaalanka Argagixisada

Madaxweynaha...

0
Hay’adda NIRA oo qaadasha Kaarka Aqoonsiga Qaranka lacag ka dhigaysa

Hay’adda NIR...

0
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay hirgelinta heshiiska iskaashiga shaqada

Soomaaliya i...

0
Hey’ad caalami ah oo digniin ka soo saartay khilaafka Siyaasada ee Somalia

Hey’ad caala...

0
Burcada u dhalatay dalka Koonfur Afrika oo kordhiyay beegsiga Muwaadiniinta Soomaaliyeed

Burcada u dh...

0