Fadeexad :ka taagan wasaaradda ganacsiga soomaaliya {AKHRISO}

|

MUQDISHO (KAAB TV) –  9 qof ayaa shaqaale la dhigay dhawaan ay dhammaanyihiin ehelo hoosaadka wasiirka Ganacsiga soomaaliya.

Hoos ka Akhriso

1.Guuleed maxamed rashiid aden ‘ Agaasimaha waxaada shahaadooyinka .waa seediga wasiirka ina adeerkiis.

2.Cabdifataax maxamed rashiid aden. waa seediga wasiirka waxaa laga dhigay shaqaale wasaaradeed oo aan xaadirin.

3.Salwa maxamed rashiid aden waa dumaashida wasiirka waxaana laga dhigay u qeybsanaha arimaha Ganaciga safaarada dalka cumaan ay soomaalia ku leedahay.

4.Isxaaq cabdirashiid wasiirka walaalkiis ku qoran darawal hay’adda tayadhowr kana lataliye sare ugu qoran.

5.Cabdirashiid xaaji cabdiladif [madaxa Adeegyada internedka waana wasiirka ina adeerkiis.

6.Cabdinaasir nuur ibraahim waa lataliye sare oo banaanka mushaar ku qaata waana qaraabada wasiirka.

7.Warsame maxamed Abshir sargaalka shahaado bixinta qaraabada wasiirka.

8.cali ibraahim maxamed waardiyaha qaaska ah lataliye kaga mushaar qaata h hay’adda tayadhorwka.

9. Cabdullaahi Abuukar maxamed wasiirka walaalkiis ku qoran lataliye sare oo mushaar labo dhinac qaata.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News