Itoobiya: 60% Soomaaliya anagaa ka talina, haddaan baxno dowlada Muqdisho way burbureysaa

|

ADDIS ABABA (KAAB TV) – Taliyaha Guud ee Ciidamada Itoobiya, Burhanu Jula ayaa sheegay in 60% Soomaaliya ay ka taliso Itoobiya, haddii ay ciidamada Itoobiya ka baxaan Soomaaliya na dowlada Muqdisho way burbureyso.

Wuxuu sheegay in kooxda Al-Shabaab ay muddo toddobaadyo ah ku qabsan doonto Soomaaliya sidii Talibaanka Aghhanistan oo kale.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News