Liiska golaha wasiirada ee Puntland ka dib isku shaandheyn uu sameeyay Siciid Deni

|

GAROWE (Kaab TV) – Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shalay [31 March 2026] soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 001 kuna saabsan magacaabista xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Dowladda Puntland, iyadoo isku shaandheyn uu ku sameeyay golaha xukuumadda iyo qeybo ka mid ah hay’adaha dowladda.

Magacyada Wasiirada

1. Abdirashiid Barkhadle Warsame – Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta

2. Cabdi Xirsi Cali Qarjab – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta

3. Maxamed Cabdiraxmaan Faroole – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka

4. Barre Yuusuf Faatax – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta , Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah

5. Cabdifataax Ugaas Yaasiin – Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.

6. Hodon Siciid Xasan – Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

7. Farxaan Cali Xirsi – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta

8. Siciid Cali Jaamac Qorsheel – Wasiirka Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Daaqa

9. Caydaruus Axmed Faarax – Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada

10. Maxamed Cabdulqaadir Doonyaale – Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

11. Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi – Wasiirka Wasaaradda Gargaarka

12. Cumar Cabdisamed Yuusuf Dhuux – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.

13. Maxamuud Caydiid Dirir –  Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada , Ciyaaraha iyo Dalxiiska

Magacyada Wasiir Ku-xigeennada 

1. Axmed Maxamuud Axmed Qaxiye – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta

2. Cabdirisaaq Cali Maxamuud – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta

3. Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta

4. Axmed Yaasiin Saalax –  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda

5. Maxamed Xasan Ibraahim – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta , Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah

6. Musadaq Maxamed Musadaq –  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada.

7. Maryan Cismaan Axmed (Fangase) – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka

8. Eng. Maxamed Cali Ismaaciil – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dekadaha.

9. Bille Maxamuud Axmed Qabowsade – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta

10. Cabdirashiid Cabdiraaq Cabdi – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

11. Xasan Jaamac Ismaaciil – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Daaqa.

12. Cabdiraxmaan Khaliif Faarax – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha

13. Maxamed Siciid Saalax – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada

14. Axmed Siciid Qoloombi – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

15. Riyaad Axmed Cali – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka

16. Maxamuud Maxamed Daad – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska

17. Axmed Maxamed Bulxan – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda

Magacyada Wasiiru Dowleyaasha:

1. Cabdifataax Maxamed Cabdinuur – Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee arrimaha Gobolka iyo Federaaleynta

2. Faarax Maxamuud Aw-Cismaan – Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee arrimaha Qurbojoogta iyo Dib-u-dejinta

3. Cabdiraxmaan Maxamuud Cismaan – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta

4. Maxamed Maxamuud Cismaan (Arbac) – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda

5. Maxamed Jaamac Cabdiraxmaan – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta , Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah

6. Cali Maxamed Cismaan – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka

7. Eng Maxamed Ciise Lacle – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada

8. Cabdiqani Axmed Ismaaciil Deero-dile – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

9. Maxamed Cabdikaafi Maxamed – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Daaqa

10. Siciid Maxamed Awaare –  Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.

11. Amb Maxamed Axmed Cawil – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta , Macdanta iyo Biyaha

12. Najiib Barkhad Warsame – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta

13. Mukhtaar Axmed Odey – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada

14. Axmed Ibraahim Cawaale (Biid) – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga , Warshadaha iyo Maalgashiga

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News