MUQDISHO (KAAB TV) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Manama ee dalka Baxreyn kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ciraaq, Dr.
Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare Barre iyo Madaxweyne Dr.
Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray danaha labada dal ee waxtarka u leh labada shacab, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, dhaqanka, waxbara
shada, iyo caafimaadka, sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hoosta ka xarriiqay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ciraaq oo ku saleysan danta guud ee labada dowladood, iyadoo labada dowladood ay wadaan dagaal lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah ee dalalkooda ku sugan.

